Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay shixnadda hubka iyo saannada dowladda Puntland ka soo iibsatay Itoobiya. “Dowladda Soomaaliya waxa ay arrintan u aragtaa mid xad-gudub weyn ...
Aalado ay ku jiraan raadiyaasha ama fooneeyayaasha gacanta oo ay xubnaha ururka Xisbullah iskula xiriirayeen, ayaa ku qarxay meelo badan oo ka mid ah koofurta Lubnan, iyadoo ay qaraxyadaasi sababeen ...